(Daawo Sawirro) Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Dhuusamareeb, labo qodobna balan-qaaday

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb oo ah xarunta  Maamulkaas. Xaaf iyo wufuuda la socotay ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey madaxa xukuumada Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan, Saraakiil iyo shacabka Magaalada Duusamareeb. Ku soo laabashadiisa Dhuusamareeb ka dib ayuu … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Dhuusamareeb, labo qodobna balan-qaaday